In ka badan 100 ruux oo ku Shahiiday Duqeymo ay Yahuuddu ka fulisay Marinka Qazza. Ruushka oo duqeymo khasaare dhaliyay ka fuliyay caasimadda Ukraine.
Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.