Yahuudda oo Duqeymo Horleh oo ay Dad Ku Shahiideen Ka Fulisay Marinka Qazza, iyadoo Muqaawamada Falastiin ay Baahisay Muuqaalka Kamiin lagu Laayaay Askar Yahuud ah. Xoghayaha guud ee Isbahaysiga NATO ayaa Sheegay, In Ruushka Si aan Caadi Ahayn uu u Hormarinayo Awooddisa Ciidan. Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.