Diiradda Jimcaha oo ah baraamij todobaadle ah ayaa waxaa lagu soo kordhiyay xubin cusub oo aan ugu magac darnay ”Su’aasha Furan”, taasoo todobaad waliba dhegeystaasha lagu waydiiyo su’aal muhiim ah iyagauna ay ka bixiyaan jawaabo ka tarjumaya aragtidooda.
Su’aasha ay dhageystayaashu ka jawaabeen todobaadkan ayaa waxay tahay, malajoogaa waqtigii ay ciidamada Shisheeye isaga bixi lahaayeen Soomaaliya, xaalka Dowladda Fedaraalkuna muxuu noqon karaa haddii ay Shisheeyuhu baxaan.?
Halkaaan ka Degso Xubinta Su’aasha Furan