Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsDhageyso: Xubinta Su’aasha Furan ee Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso: Xubinta Su’aasha Furan ee Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda Jimcaha oo ah baraamij todobaadle ah ayaa waxaa ku baxa xubin aan ugu magac darnay ”Su’aasha Furan”, taasoo todobaad waliba dhegeystaasha lagu waydiiyo su’aal muhiim ah iyagauna ay ka bixiyaan jawaabo ka tarjumaya aragtidooda.

Su’aasha ay dhageystayaashu ka jawaabeen todobaadkan ayaa waxay tahay, Sidee ayaa looga ciiday halka ay ku sugan tahay? waxaana kasoo jawaabay dad badan.

Halkaan ka Degso Xubinta Su’aasha Furan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.