Diiradda Jimcaha oo ah baraamij todobaadle ah ayaa waxaa ku baxa xubin aan ugu magac darnay ”Su’aasha Furan”, taasoo todobaad waliba dhegeystaasha lagu waydiiyo su’aal muhiim ah iyagauna ay ka bixiyaan jawaabo ka tarjumaya aragtidooda.
Su’aasha ay dhageystayaashu ka jawaabeen todobaadkan ayaa waxay tahay, sidee looga faa’iideysan karaa roobka xilliga xagaaga ee iminka da’aya.?