Maalintii shalay waxaa wararka warbaahinta islaamiga ah ee Al-Furqaan ku baxay qeybta 01aad silad dacawi ah oo aan ugu magac darnay Makaarimul Akhlaaq, taas oo kamid ah taxanayaasha ay sanadkaan soo kordhisay idaacadda.
Dhageysatayaasha warbaahinta islaamiga ah ee Al-Furqaan yaa si diirran usoo dhaweeyay xalaqaadkaan, iyagoona bogaadiyay mawaadiicda uu soo gudbinayo taxanaha.