Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsDhalinyarada ku Dhaqan Dhoobley oo ka Cabanaya Shaqo La'aan.

Dhalinyarada ku Dhaqan Dhoobley oo ka Cabanaya Shaqo La’aan.[DHAGEYSO]

Dhalinyaradaan oo isugu jira qaar ka qalin jabiyay jaamacadaha qaar ee dalka, ayaa waxa ay shaqo la’aan baahsan ku heysataa degmada Dhoobley ee gobalka Jubada-hoose.

Waxa ay tilmaameen in mudnaanta aan la siinin dhalinyarada wax ku baratay gudaha dalka, taas oo ay ku sifeeyeen iney qeyb ka tahay shaqo la’aaanta heysata dhalinyarada.

Halkaan ka Degso Warka Dhoobley

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.