Thursday, June 19, 2025
HomeAll NewsDhalinyarada ku Dhaqan Magaalada Jowhar ee Sh-dhexe oo ka Cabanaya Shaqo La'aan.

Dhalinyarada ku Dhaqan Magaalada Jowhar ee Sh-dhexe oo ka Cabanaya Shaqo La’aan.

Dhalinyarada ku nool magaalada Jowhar oo ah xarunta gobalka Sh-dhexe ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen, in shaqo la’aan baahsan ay ka jirto magaaladaas.

Waxa ay tilmaameen in xirfadihii ay garanayeen aysan ku shaqeyn karin, taasina ay tahay mushkilad weyn.

Halkaan ka Degso Warka Jowhar

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.