Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDhalinyarada la Tahriibinayo oo Kusoo Badanaya Magaalada Beydhabo.

Dhalinyarada la Tahriibinayo oo Kusoo Badanaya Magaalada Beydhabo.[DHAGEYSO]

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay ka socday, howlo lagu tahriibinayo dhlinyarada ku nool magaaladaas.

Dhalinyaradaan tahrib ahaanta loo kaxeynayo ayaa waxaa hagaya dad ku sugan dalka Liibiya, kuwaas oo ka macaasha dhalinyaradaas.

Boliska maamulka la baxay Koonfur-galbeed ayaa waxa uu sheegay, iney gacanta ku dhigeen dhalinyaro laga tahriibinayay magaalada Beydhabo.

Taliyaha Boliska ee magaalada ayaa waxa uu sheegay, in kooxo ku kala sugan Liibiya iyo qeybo kamid ah dalka ay ka dameeyaan mashruucaan.

Halkaan ka Degso Warka Beydhabo

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.