Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka Dowladda Fedaraalka ay gaalo yihiin iskana difaaci doonaan.
Tan iyo wixii ka dambeeyay markii dhalinyarada magaalada Muqdisho ay gaari Kooyal ah ka gubeen ciidamada Taraafikada ee Dowladda Fedaraalka, ayaa waxaa isa soo taraya dhalinyarada ku dhiirraneysa iney iska difaacaan ciidankaas.
Qaar kamid ah dhalinta ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay askarta Dowladda Fedaraalka ku siyeefeen iney yihiin gaalo Yahuuddaana ay ka liitaan, islamarkaana ay iska dhicin doonaan.