Sunday, May 25, 2025
HomeAll NewsDhalinyaro ay Badda Muqdisho Qaadday oo Qaarkood Nolol iyo Geeri Lagu La'yahay.

Dhalinyaro ay Badda Muqdisho Qaadday oo Qaarkood Nolol iyo Geeri Lagu La’yahay.

Dadka ay baddu qaadday oo tiradooda lagu sheegay 9 ruux, ayaa 4 kamid ah meydadkooda la helay, waxaana wali la baadigoobayaa kuwa haray.

Xeebaha kala duwan ee ay leedahay magaalada Muqdisho qaarkood ayey dadkan baddu ka qaadday, tan dadka ugu badan badda ka galeen waa Liido.

Waalidiinta iyo ehellada dhalay caruurtan oo tegay xeebaha Muqdisho sida Liido, ayaa la hadlay warbaahinta, iyadoo sido kale la wareystay dad kale oo xog ogaal u ahaa dhacdooyinkan.

Halkan ka Degso Codka Dadka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.