Thursday, July 10, 2025
HomeAll NewsDhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Sheekeeyay Dhibaatooyinkii ay kala Kulmeen Xabsiyada Liibiya.

Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Sheekeeyay Dhibaatooyinkii ay kala Kulmeen Xabsiyada Liibiya.

Dhalinyarada oo gaaraya 12 ruux, islamarkaana horay uga tahriibay wadanka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kadib sanado ay ku sugnaayeen dalka Liibiya.

Waxay ka sheekeeyeen dhiibaatooyin kala duwan oo ay ku qabsaday xabsiyadii lagu xiray ee ku yaalla gudaha Liibiya.

Mid kamid ah dhalinyarada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay iney jiraan dadka qaar oo uu jirkoodu go’go’ay, sababo la xiriira tacadiyaadka ay la kulmayaan.

Halkaan ka Degso Codka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.