Wednesday, June 4, 2025
HomeAll NewsDhalinyaro Tahriibayaal Soomaali ah oo ku Dhibaateysan Dalka Al-Jeeriya.

Dhalinyaro Tahriibayaal Soomaali ah oo ku Dhibaateysan Dalka Al-Jeeriya.[DHAGEYSO]

Dhalinyaradaan oo qaarkood ay ku dhamaadeen xeebaha u dhaxeeya dalalka Al-Jeeriya iyo Spain ayaa waxa ay dhibaatooyin kala duwan ku wajahayaan dalka Al-Jeeriya.

Mid kamid ah dhainyaradaas ayaa waxa uu ka warramayaa, dhibaatooyinka adag ee ay wajahayaan dhalinyarada tahriibka aaday.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ku qaraabato magaca tahriibayaasha oo aysan waxba u qaban, isagoo dhallinta dalka ku sugan uga digay iney soo aadaan halista ay iyagu ubareereen.

Halkaan ka Degso Warka Tahriibayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.