Dr Axmad oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa ka warramay dhibaatooyinka laga dhaxlo ukunta bacriminta lagu sameeyay ee laga keeno dibadda, iyo faa’iidada ay leedahay tan digaagu dhalo.
Wuxuu sheegay iney cudurro badan sababto ukuntan, kuwaasoo dadka Soomaaliyeed badankood aysan fahansaneyn halka ay uga yimaadeen, waana kan isagoo ka warramaya.
Sido kale wuxuu dadka uga digay waxbaaha laga keenay dalka dibaddiisa.