Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsWaaliga Wilaayada Baay oo ka Hadlay Xaaladda Guud ee Gobolka iyo Adeegyada...

Waaliga Wilaayada Baay oo ka Hadlay Xaaladda Guud ee Gobolka iyo Adeegyada Bulshada.[WAREYSI]

Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Baay Sheekh heekh Xamsa Abuu Jacfar ayaa wareysi ay la yeelatay warbaahinta Islaamiga ah ee Alfurqaan kaga warbixiyay, xaaladda guud ee gobolka uu mas’uulka ka yahay, adeegyada ay uhayaan bulshada, iyo wax soo saarka beeraha.

Ugu horreyn waaligu wuxuu ka warramay xaaladda guud ee wilaayada Baay.

Sheekh heekh Xamsa Abuu Jacfar ayaa  dhan kale ka ja warbixiyay adeegyada kala duwan ee ay bulshada wilaayada uhayaan.

Dhanka wax soo saarka beeraha iyo tacbkooda ayuu ka hadlay, wuxuuna sheegay in gobolka leeyahay dhulka ballaaran oo ku fiican beerashada.

Halkan ka Degso Wareysiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.