Xabsiyada uu gacanta ku hayo maamulka gumeysiga ku dhisan ee Yahuudda ayaa waxaa ku jira kumannaan ruux oo Muslimiin Filastiiniyiin ah, kuwaas oo wajahaya dhibaaatooyin kala duwan.
Warbixinno la baabacay ayaa tibaaxaya, in dhibaatada ay Maxaabiista Filastiiniyiintu kala kulmayaan Kayaanka Suhyuuniga ay tahay dagaal aargoosi ah oo uu maamulkaan ku baabi’inayo Muslimiinta Filastiin.
Halkaan ka Degso Warbixinta Maxaabiista