Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsDhibaatada Dhaqaale ee ay Shisheeyuhu ku Hayaan Muqdisho oo Isa Soo Tareysa.

Dhibaatada Dhaqaale ee ay Shisheeyuhu ku Hayaan Muqdisho oo Isa Soo Tareysa.

Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa magaalada Muqdisho laga soo sheegayaa in bulshada halkaasi ku nool ay wajahayso dhaqaale burbur baahsan oo ay sabab u tahay Dowladda Fedaraalka.

Xoogsatada ku dhaqan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa mar kale muujiyay, shaqo la’aanta baahsan ee ku heysata magaalada.

Waxay tilmaameen in shisheeye ay la wareegeen ilihii dhaqaale ee dalka, sidoo kalana ay keensadeen shaqaale qabanaya dhammaan hawlihii ay qaban jireen.

Halkan ka Degso Xogta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.