Sunday, June 15, 2025
HomeUncategorizedDhibaatada Tahriibka oo Gaartay Miyiga Gobalka Nugaal ee Woqooyi Bari Soomaaliya.

Dhibaatada Tahriibka oo Gaartay Miyiga Gobalka Nugaal ee Woqooyi Bari Soomaaliya.

Iyadoo magaalooyinka waayweyn iyo deegaannada dalka ay mudooyinkii lasoo dhaafay kusii kordhayeen dhalinyarada ka tahriibeysa islamarkaana naftooda ku biimeynaya saxaraha iyo badaha, ayaa waxa ay taasi iminka usoo gudbay dhanka Miyiga.

Dadka ku dhaqan dhulka Miyiga ah ee ku yaalla gobalka Nugaal ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen, in dadkii xoolaha ka raaciyay iyo kuwii ku dhaqanaa baadiyaha ay iminka billaabeen iney tahriibaan.

Waxa ay ka hadleen dad ay garanayeen oo ka tagay Miyiga gobalka, islamarkaana ku dhintay xeebaha.

Halkaan ka Degso Warka Nugaal

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.