Monday, June 2, 2025
HomeAll NewsDhimasho iyo Dhaawac ka Dhashay Dhimse kusoo Dumay Muqdisho.

Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhashay Dhimse kusoo Dumay Muqdisho.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dhisme dabad ah oo kusoo dumay magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay 3 qof ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 30 kalana waa ay ku dhaawacmeen, dhisme dabaq ah oo ka kooban 8 biyaano, kaas oo maanta kusoo dumay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Dhismaha ayaa waxaa ku sugnaa tobannaan ruux, waxaana suuragal ah in uu khasaaruhu intaas ka badan yahay, qaar kamid ah xoogsatadii goobta ku sugnaa xilligii uu dhismaha dumayay ayaa ka warramay sida ay wax udhaceen, iyo Dowladda Fedaraalka oo xirtay qaar kamid ah shaqaalihii ku sugnaa goobta.

Halkaan ka Degso Codka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.