Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDhul-Gariir Xooggan oo ku Ruxay Wadanka New Zealand.

Dhul-Gariir Xooggan oo ku Ruxay Wadanka New Zealand.

Dhul-Gariirkan oo cabarkiisa lagu sheegay 6.7 darajo illaa 6.8 darajo, ayaa ka dhacay gudaha badda gaar ahaan meel ku aaddan jaziiradda Koonfureed ee wadanka New Zealand.

Wararku waxay tilmaamayaan inuu ahaa mid xooggan islamarkaana ka qarxay meel biyaha badda hoos ku jira masaafo dhan 10KM, dhanka xeebta ee jaziiraddana ka fog ku dhawaad 100 KM, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee France Presse.

Majirto waxyeello ka dhalatay dhul-gariirkan, wuxuu dhacay Badwynta Al-Haadi’, oo marta wadankaasi.

Dhul gariir cabirkiisu ahaa 6.3 darajo oo 2011-kii ka dhacay magaalo ku taallo jaziiraddan ayaa waxaa ku dhintay 185 ruux

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.