Deegaanno ku teedsan xeebaha magaalda Mombasa ee dalka Kenya ayaa laga soo sheegeyaa in uu ka dhacay dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 4.5 darajo.
Dhulgariirkaan ayaa dhacay saacadihii lasoo dhaafay, iydoon si aad ah looga dareemay xeebaha magaalda Mombasa. Dad gobjogayaal ah oo kusugan Deegaannada uu ka dhacay dhulgariirka ayaan tilmaamay in ay daremeen baaxadda dhulgariirka.