Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsDib u Aasidda Shuhadada Qazza oo Markale Cusbooneysiisay Xanuunka ay Dareemayaan Ehelkooda...

Dib u Aasidda Shuhadada Qazza oo Markale Cusbooneysiisay Xanuunka ay Dareemayaan Ehelkooda Nool.

Magaalada Qazza oo 15-kii bilood ee lasoo dhaafay marti galisay gumaad wuxuushnimo leh oo ay Yahuuddu ku qaaday magaaladaas, ayaa waxa uu hadimooyin kala duwan ku reebay dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan magaaladaas.

Dib u aasidda Shuhadada Qazza ayaa markale cusbooneysiisay xanuunka ay dareemayaan ehelladooda nool, taas oo muujineysa dhibaatada adag ee ay Yahuuddu u geysteen ehelkeenna Qazza.

Halkaan ka Degso Warbixinta Qazza

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.