Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDibadbax Looga Soo Horjeedo Dhulboob oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Dibadbax Looga Soo Horjeedo Dhulboob oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho.[DHAGEYSO]

Dad shacab ah oo laga barakicinayo halka loo yaqaan Carwada Qaranka ee ku taalla degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, ayaa dhigay banaanbax ay kaga cabanayaan dhulboob ay ku hayso Dowladda Fedaraalka.

Waxay sheegeen in dhulka ay degan yihiin yahay mid dan guud ah, hase ahaatee la ay xukuumadda Fedaraalku dooneyso iney ganacsato ku wareejiso, iyagana ka barakiciso.

Maadaama aysan awood ay ku hor istaagaan dhulboobkan haysan waxay habaareen ganacstada iyo Dowladda Fedaraalka ee isku garabka ah oo doonaya iney dhulka ay degan yihiin boobaan.

Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.