Dibadbaxyada ka socda dalka Mareykanka ee ay dhigayaan dadka Soo galootigaa ah ayaa saameyn ku yeeshay dadka Soomaalida ah ee ku nool halkaasi.
Meelaha ay dibadbaxyadu ka dhacayaan waxaa kamid ah magaalada Los Angles ee dalka Mareykanka, waxaana warbaahinta la hadlay mid kamid ah Soomaalida ku noo magaaladaasi, oo ka warramay sida ay usaameynayaan dibaxyada iyo qabqabashada dadka soo galootiga ah.
Wuxuu sheegay in casbi ay qabaan, balse aysan jirin dadka Soomaali oo la qabtay kuwaasoo ku nool magaalada uu joogo.