Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsDibadbaxyo iyo Iska Hor-imaadyo ka Dhacay Magaalada Mooyaale.

Dibadbaxyo iyo Iska Hor-imaadyo ka Dhacay Magaalada Mooyaale.[DHAGEYSO]

Dibadbaxyo iyo iska hor-imaadyo udhexeeya ciidanka Xabashida Itoobiya iyo dad rayid ah ayaa ka dhacay magaalada Mooyaale ee ay gumeysato Dowladda Xabashida Itoobiya.

Maalintii shalay dibad-baxyo isku badalay iska hor-imaadyo toos ah ayaa waxa ay ka dhaceen, magaalada Mooyaale ee ay gumeysato Dowladda Xabashida Itoobiya, si gaar ah dhinaca xiga gobalka Oromiya.

Shacabka isku soo baxay ayaa waxa ay kasoo horjeedeen boob iyo dhac ay halkaasi ka wadaan magaalada Mooyaale ee ay gumeysayo Itoobiya.

Ra’iisal Wasaaraha dowladda Xabashida Itoobiya iyo maamulka Oromiya ayay eedeymo ujeediyay, iyagoo usoo jeediyay iney xilka isaga tagaan.

Halkaan ka Degso Warka Dibadbaxa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.