Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsDibadbaxyo ka Dhan ah Dowladda Kenya oo ka Socda Gudaha Dalkaas.

Dibadbaxyo ka Dhan ah Dowladda Kenya oo ka Socda Gudaha Dalkaas.

Magaalooyin katirsan wadanka Kenya oo ay ku jirto caasimadda wadanka ee Nairobi ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo waa wayn kuwaasoo ay dhigayaan dadka shacabka ah.

Dibaxyadan ayaa salka ku haya dhimashada nin macallin oo uxirnaa xukuumadda Kenya islamarkaana dhintay gudaha xabsiga.

Halkaan ka Degso Warka Dibadbaxyada Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.