Saacadihii lasoo dhaafay waxaa degaanka Fadhi-Same oo qiyaastii 20 KM ujira magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka dhacay, duqeyn ay ay fuliyeen Mareykanka, waxayna ku dileen labo ruux oo shacab ah halka ay ku dhaawaceen 2 kale.
Dadka rayadka ah ee ay dileen ayaa gurnayay xabagta Beeyada ama Maydiga, waxayna uduqeeyeen si bareer ah.
Mid kamid ah labada ruux ee waxyeelladu soo gaartay ayaa dhaawaciisu aad udaran yahay, waxaana lasoo warinayaa iney xaaladdiisu culus tahay.