Mandiqadda loogu yeero Bariga-dhexe ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay waxa ay marti galineysay isbadallo kala duwan, kuwaas oo yeeshay saameyn kala duwan.
Isbadalladaas ayaa waxaa ku faa’iidey dowladaha qaar, halka kuwa kalana ay ku khasaareen, waxaana warbixintaan idinkugu soo gudbin doonnaa dowladaha ku khasaaray isbadalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay mandiqadda.