Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDowladda Burundi oo Xabsiga Dhigtay Dhaqaatiir Shaqada Isaga Tagay.

Dowladda Burundi oo Xabsiga Dhigtay Dhaqaatiir Shaqada Isaga Tagay.[DHAGEYSO]

Ciidanka Sirdoonka ee Dowladda Burundi ayaa lasoo warinayaa iney xabsiga dhigeen, 5 kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka guud ee dalkaas.

Dhaqaatiirta xabsiga la dhigay ayaa lagu eedeeyay iney isaga tageen shaqadooda, kadib markii ay ka cawdeen mushaar la’aan, sidaas darteedna xabsiga loogu taxaabay.

Ila wareedyo kale ayaa waxa ay sheegayaan, in dhaqaatiirta loo heysto iney waxyeeleynayaan amniga gudaha ee dawladaasi Burundi.

Halkaan ka Degso Warka Dhaqaatiirta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.