Warbixin ay soo saartay hey’ad aan dowli aheyn oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay, in tan iyo wixii ka dambeeyay markii cunaqateynta hubka laga qaaday Eretrea ay handadaad halisyo ka billawday mandiqadda.
Xukuumadda Asmara oo beenisay eedeymahaan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warbixinta hey’adda fadhigeedu yahay dalka Mareykanka.
Eretrea ayaa Itoobiya ku eedeysay iney iyadu masuul ka tahay xasillooni darada ka jirta mandiqadda, balse hey’adda ayaa xustay in Eretrea ay ciidamo badan geysay xadka ay la wadaagto Itoobiya.
Halkaan ka Degso Warka Itoobiya