Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsDowladda Eretrea oo Dhaqdhaaqyo Cusub ka Billawday Gudaha Dalka Itoobiya.

Dowladda Eretrea oo Dhaqdhaaqyo Cusub ka Billawday Gudaha Dalka Itoobiya.

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa ku waramaya, in dowladda Eretrea ay dhaqdhaaqyo ka billawday gudaha dalkaas si gaar ah gobalka Tigreega, kadib wixii ka dambeeyay isfahankii dhexmaray xukuumadda Asmara iyo kooxda TPLF.

Xogo soo baxay ayaa sheegaya, in Eretrea ay sidoo kale furtay isku socodkii dalkeeda iyo gobalka Tigreega, iyadoo horay ula wareegtay qeybo kamid ah gobalkaas, ayna fariisimo ciidan ka sameysteen.

TPLF oo kol sii horreysay hanjabaado ujeedin riay Eretrea ayaa hadda umuuqda kuwa ka laabtay mowqfiqkaas, iyagoo hadda diiradda saaraya xukuumadda Adis Ababa.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.