Friday, April 11, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka ma Looga Fadhiyaa Difaaca Badda Soomaaliya

Dowladda Fedaraalka ma Looga Fadhiyaa Difaaca Badda Soomaaliya[DHAGEYSO WAREYSI]

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxmuud ayaa caawa ku sugan dalka Turkiga, halkaas oo lagu wado inuu kula kulmo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Sida muuqatana Xasan Sheekh ayaa tanaazul ka sameyn doono qadiyadda la xiriirta badda Soomaaliya.

Hadaba Dowladda Federaalka malooga fadhiyaa difaaca badda Soomaaliya? waraysi qodobkan la xiriira ayuu walaalkeen Yaasir Cabdalla wuxuu la yeeshey Aqoonyahan Maxmuud Ugaas oo kamid ah aqoonyahannada dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed.

Audio Player

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.