Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Ciidan Yari Dareemeyso oo Hanjabaad Udirtay Askarta ka Maqan...

Dowladda Fedaraalka oo Ciidan Yari Dareemeyso oo Hanjabaad Udirtay Askarta ka Maqan Shaqooyinkooda.

Taliyaha ciidamada loogu yeero Asluubta ee Dowladda Fedaraalka Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaanno Taliye Shub ayaa waxa uu farriin adag udiray, askarta u qoran taliskooda ee qaarkood ay ufirxadeen dalka dibaddiisa.

Taliye Mahad ayaa waxa uu sheegay in ciidamadooda ay uqeybsameen wax la geeyay furimaha dagaalka iyo kuwa u cararay dalka dibaddiisa, isagoona ku hanjabay iney ruqseyn doonaan askarigii aan soo laabanin, islamarkaana ay ka jaran doonaan mushaarkooda.

Halkaan ka Degso Warka Taliye Shub

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.