Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Dardar Galineysa Hishiisyada ay Turkiga ugu Beylihineyso Kheyraadka Dalka.

Dowladda Fedaraalka oo Dardar Galineysa Hishiisyada ay Turkiga ugu Beylihineyso Kheyraadka Dalka.

Hishiis cusub ayay Dowladda Fedaraalka la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo daba socda hishiisyo hore oo Turkiga u ogolaanayo inuu boobo Shidaalka iyo Dhaaqalaha Soomaaliya.

Kulan ay yeesheen Wasiirrada Wasaaradaha Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Fedaraalka iyo Turkiga ayaa lagu kala saxiixday, heshiis Xukuumadda Ankara u ogolaanaya iney dardar galiso boobka kheyraadka umadda Soomaaliyeed.

Hishiiskaan cusub ayaa dhigaya in Turkigu uu howlo sahmin iyo shidaal baaris ah ka sameeyo dalka Soomaaliya.

Halkaan ka Degso Warka Hishiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.