Tuesday, July 15, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Gedo ka Waddo Abaabul ka Dhan ah Maamulka Axmad...

Dowladda Fedaraalka oo Gedo ka Waddo Abaabul ka Dhan ah Maamulka Axmad Madoobe.[WAREYSI]

Gobolka Gedo ee dhaca Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ka soconaya dhaqdhaqaayo ciidan oo iska soo horjeeda, kuwaasoo ka kala tirsan Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland.

Xiisadda ugu ballaaran ee la xiriirta dhaqdhaqaaqyadan ciidan halka ay ka taagan tahay waa magaalada Balad-Xaawo, waxaana arrimahaasi ka wareysanay Siyaasi Idiris Xasan Faarax.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.