Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Kasoo Horjeesatay Doorasho uu Qabtay Maamulka Hirshabeelle.

Dowladda Fedaraalka oo Kasoo Horjeesatay Doorasho uu Qabtay Maamulka Hirshabeelle.

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fedaraalka Cali Balcad ayaa waxa uu gaadhaanka uduruuray, doorasho ka dhacday degmada Balcad ee gobalka Sh-dhexe.

Cali Balcad ayaa waxa uu maamulka la baxay Hirshabeelle ee uu hogaamiyo Cali Guudlaawe ku eedeeyay, in uu degmada Balcad ka qabtay doorasho dadban.

War qoraal ah oo uu kusoo daabacay baraha uu Internetka ku leeyahay ayuu Wasiiru Dolwadaha ku sheegay in waxa uu wado Cali Guudlaawe ay yihiin wax aan la aqbali karin, isagoona nasiib darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday maamulka la baxay Hirshabeelle.

Halkaan ka Degso Warka Cali Balcad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.