Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa lagu qabtay, shir looga hadlayo sidii lagu boobi boobi lahaa shidaalka qaar kamid ah wadamada ku yaalla qaaradda Afrika oo ay Soomaaliya ugu horreyso.
Daahir Shire Maxamed oo ah Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Fedaraalka oo ka qeyb galay shirkaas ayaa waxa uu sheegay, in Soomaaliya uu ku duugan yahay shidaal badan, Shisheeyahana ay hortaallo fursad ay ku boobi karaan Batroolka ku jira Soomaaliya.
Waxa uu sidoo kale sheegayiney dardar galin doonaan sahminta Shidaalka ee Turkiga, iyo in xukuumadda Ankara ay dhaqan galiso hishiisyadii ay ku iibiyeen kheyraadka dalka.
Halkaan ka Degso Warka Turkiga