Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Laba Garab Ukala Jabisay Maamulka Puntland.

Dowladda Fedaraalka oo Laba Garab Ukala Jabisay Maamulka Puntland.[DHAGEYSO]

Dowladda Fedaraalka oo maamulka la baxay Puntland ukala jabisay labo garab iyo xiisad la xiriirta arrintaasi oo ka taagan gobolka Sanaag, ma dhabba warkii Siciid dani ee ahaa in xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay ciidamo cusub ka qoraneyso degaanada uu ka arrimiyo maamulkaasi.?

Xaaladda gobolka Sanaag ayaa ah mid kacsan kadib markii Dowladda Fedaraalku ay bilowday iney halkaasi ka qorato ciidamo cusub, maamulka la baxay Puntland ayaana ukala jabay labo garab, dhinac waxaa wali hogaaminaya Siciid Deni halka mid kalena uu hor boodayo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka la baxay Puntland Cabdirashiid Yuusud Jibriil.

Halkaan ka Degso Warka Xaaladda Gobalka Sanaag.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.