Xamse Cabdi Barre oo ah Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Fedaraalka oo wali ku sugan magaalada Laascaanood ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in a maamul ahaan u aqoonsadeen maamulka la baxay SSC ee ka arrimiya magaalada Laascaanood.
Waxa uu sidoo kale sheegay inuu ka qeyb gali doono shirkii uu ku baaqay Xasan Sheekh oo ah Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka, isagoona Shisheeyaha caalamka ugu baaqay iney aqoonsadaan maamulkaan.