Wednesday, June 18, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Markale Turkiga la Gashay Heshiis ka Dhan ah Dhaqaalaha...

Dowladda Fedaraalka oo Markale Turkiga la Gashay Heshiis ka Dhan ah Dhaqaalaha Dalka.

Hishiis kale oo halis ku ah kheyraadka umadda Soomaaliyeed ayay markale Dowladda Fedaraalka waxa ay la gashay Dowladda Turkiga oo boob dhaqaale ka wada Soomaaliya.

Hishiiskaan ayay Dowladda Fedaraalka waxa ay si gaar ah ula saxiixatay Shirkadda OYAK ee laga yeelayahay dalka Turkiga, kaas oo xukuumadda Ankara u ogolaanayo iney boobto kheyraadk badda, islamarkaana ay si bilaash ah ku qaadato kalluunka.

Wasiirka Kalluumeysiga ee Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu sheegay, in hishiiskaan ay ka helayaan mashruuc lagu horimarinayo Kalluunka, taas badalkeedana ay sharikadda laga leeyahay Turkiga ay maamuli doonto dhaqaalaha kasoo xarooda Kalluunka Soomaaliya.

Halkaan ka Degso Warka Hishiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.