Sunday, April 20, 2025
HomeWarka GudahaDowladda Fedaraalka oo Sheegtay in Maamulka Jubbaland kala Wareegay Baardheere.

Dowladda Fedaraalka oo Sheegtay in Maamulka Jubbaland kala Wareegay Baardheere.

Maamulka la baxay Jubbaland ayaa sheegay in Dowladda Fedaraalka ay dhibaatooyin ka geysatay degmada Baardheere ee gobalka Gedo, isagoona tilmaamay in ay qaadeen xayiraaddii saarneed garoonka magaaladaas.

Aadan Maxamed Axmed oo ah gudoomiyaha degmada Baardheere ugu magacaaban maamulka la baxay Jubbaland iyo ku xigeenkiisa 01aad oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta degmada, halkaas oo ay la wareegeen ayaa waxa ay sheegeen, in Dowladda Fedaraalka ay dhibaato amni iyo mid bulsho ka geystay degmada, hadda wixii ka dambeeyana ay meesha ka saareen dhammaan nidaamkii hore.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.