Dowladda Fedaraalka ayaa sheegtay in Shisheeyuhu ay ka daaleen taageeradeeda si cadna loogu sheegay in laga joojiyay taageeradii ay heli jireen.
Ra’iisul-wasaare ku Xigeenka Dowladda Fedaraalka Saalax Axmed Jaamac ayaa isagoo ka hadlayay goob madal ah waxa uu tilmaamay, in Shisheeyuhu ay albaabada kasoo xirteen, islamarkaana ay joojiyeen taageeradii ay a heli jireen.