Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDowladda Federaalka oo Cilladeysay Doomihii Looga Gudbi Jiray Degmada Afgooye.

Dowladda Federaalka oo Cilladeysay Doomihii Looga Gudbi Jiray Degmada Afgooye.

Ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa saakay la wareegay dhismaha loo yaqaanno guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho iyagoona xiray qaar kamid ah haweenkii ku sugnaa halkaas.

Aroornimadii hore ee maanta ciidamo katirsan Boliska Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay la wareegeen, gacan ku heynta dhismaha loo yaqaanno guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.

Ciidanka ayaa waxa ay jirdil iyo xarig isugu dareen, qaar kamid ah haweenkii ku sugnaa gudaha guriga ay weerareen ciidamada Boliska ee Dolwadda Fedaraalka.

Haweeney katirsan Dowladda Fedaraalka ee qeybta ka ahaa dumarka jirdilka iyo xariga loo geystay ayaa ka warrantay weerarka ay kusoo qaadeen ciidamada Boliska.

Halkaan ka Degso Warka Afgooye

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.