Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDowladda Georgia oo Xirtay 2 Nin oo Hogaaminayay Dibad-baxyo Iyada ka Dhan...

Dowladda Georgia oo Xirtay 2 Nin oo Hogaaminayay Dibad-baxyo Iyada ka Dhan ah.

Maalintii shalayu waxay Booliska dowaladda Joorjiya caasimadda wadnakaasi ka qabteen kadibna xasbiga dhigeen, labo nin oo hogaaminayay banaabaxyo looga soo horjeedo xukuumadda oo ka dhacay halkaasi.

Dadka dibadbaxayaasha ah ayaa xukuumadda ku diidan garab istaagga ay umuujineyso dowaladda Ruushka, waxayna Boolisku jirdil ugeysteen labadan nin markii ay qabteen kadib intii ay xabsiga usii wadeen.

Muuqaal laga goobta uu falkan ka dhacay, ayaa waxaa lagu arkayaa Booliska oo garaacaya nimankan, kadibna xoog ku saaraya gaadiidka ay wataan.

Arrintan ayaa marag madoonto u ah sida ay reer Galbeedku kula dhaqmaan dadkooda, xilli ay Muslimiinta u dhaleeceeyaan iney xuquuqda dadkooda meel uga dhacaan, taasoo ah arrin waxba kama jiraan ah, hase ahaateen boor isku qaris ah, si ay ugaaraan yoolkooda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.