Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDowladda Mareykanka oo 17 Sano oo Xabsi ah ku Xukuntay Nin Soomaali...

Dowladda Mareykanka oo 17 Sano oo Xabsi ah ku Xukuntay Nin Soomaali ah.[DHAGEYSO]

Mukhtaar Maxamed Shariif oo ah nin Soomaali ah ayaa kasoo muuqday maxkamad ku taalla dalka Mareykanka, kaas oo ay xukuumadda Washington ku riday xukun adag.

Mukhtaar ayaa waxa ay Dowladda Mareykanka ku eedeysay inuu isdabamarin ku sameeyay lacag dhan $250 Milyan oo doollar, waxaana ay ku xukuntay xabsi dhan 17 sano.

Ninkaan Soomaali ah ayaa gabi ahaanba iska fogeeyay eedeynta loo soo jeediyay, waxaana isla kiiskaan ku wehliya 60 ruux oo iyagana loo heysto wax is daba marin.

Halkaan ka Degso Warka Mukhtaar Maxamed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.