Dowradaan oo soconeysay muddo 3 maalmood ah islamarkaana uu soo qaban qaabiyay Maktabka Dacwada ee degmada Saakow, ayaa waxaa loo qabtay qaar kamid ah ganacsatada deegaanka Jawaarey ee gobalka Jubada-dhexe.
Ganacsatada dowrada loosoo xiray ayaa waxa ay tiradoodu aheyd 25 ruux, waxaana mudadii ay dowrada socotay ay ku qaateen duruus diini ah iyo muxaadaraad ka hadlaya fadliga uu leeyahay cilmiga sharciga ah.