Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsDowro Degmada Jamaame Loogu Soo Xiray Kawaanleyda iyo Darawallada Mootooyinka.

Dowro Degmada Jamaame Loogu Soo Xiray Kawaanleyda iyo Darawallada Mootooyinka.

Dowradaan oo sooctay muddo 8 cesho ah ayaa waxaa loo qabtay kawaanleyda iyo darawallada mootooyinka ee degmada Jamaame oo katirsan gobalka Jubada-hoose.

Tirada dadka loo qabtay dowrada ayaa aheyd 91 ruux, waxaana mudadii ay sooctay ay ku qaateen duruus kala duwan oo ay ka faa’iideen.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.