Dowradaan oo socotay muddo 6 maalmood ah islamarkaana loogu magac daray saxaabiga jaliilka ah ee C/raxmaan Binu Cowf ayaa waxaa loo qabtay, ganacsatada ku dhaqan degmada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose.
Mudadii ay dowrada socotay ayay ganacsatada oo isugu jira rag iyo dumar ku qaateen duruus kala duwan, kuwaas oo ay qeyb ka ahaayeen duruus ku saabsan beyca.