Friday, May 16, 2025
HomeAll NewsDowro loo Qabtay Haweenka ku Dhaqan Degmada Sablaale ee Gobalka Sh-hoose.

Dowro loo Qabtay Haweenka ku Dhaqan Degmada Sablaale ee Gobalka Sh-hoose.

Dowradaan oo uu soo qaban qaabiyay maktabka dacwada ee degmada Sablaale oo katirsan wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa loo qaabtay, qaar kamid ah haweenka ku dhaqan degmada Sablaale.

Dowrada oo socotay muddo 5 maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay 95 kamid ah haweenka ku dhaqan degmada Sablaale, waxaana ay ku qaateen duruus kala duwan.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.