Munaasabad ka dhacday deegaanka Kuunyo Barrow ee gobalka Sh-hoose ayaa waxaa loo qabtay, macallimiinta wax ka dhiga Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ee ku yaalla deegaanka.
Munaasabadda ayaa waxaa lagu soo gunaanadayay dowro muddo 5 maalmood ah usocotay macallimiinta, taas oo ay ku qaateen duruus kala duwan.